Xulka Kubadda Cagta gobolka Banaadir oo galabta ku tuntay Xulka Galmudug (Daawo Sawirro)

Ciyaartoyda Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir ayaa galabta kaga adkaatay 3-0 Xulka Kubadda Cagta Maamul goboleedka Galmudug ciyaar xiise badan oo ku dhexmartay garoonka Konis Stadium ee magaalada Muqdisho Ciyaartan ayaa ka tirsaneyd tartanka ciyaaraha maamul goboleedyada dalka oo maalmo ka hor ka furmay magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed … Continue reading Xulka Kubadda Cagta gobolka Banaadir oo galabta ku tuntay Xulka Galmudug (Daawo Sawirro)